Picture of Dr. Saciid Ciise Maxamud (Sacim)

Articles by Dr. Saciid Ciise Maxamud (Sacim)

​Boggaan waa bogga Qoraaladda Dr. Saciid Ciise Maxamud (Sacim). Hadii alle idmo, dhawaan ayaa la dhameystiri doonaa profilkiisa. 


Kala xiriir Dr. Saciid: Saciidciise258@aol.com

Maqaallo Dr. Saciid Ciise Maxamud (Sacim) | 10 July 2020

Mudane Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynihii 36aad ee Mareykanka, Lyndon Baines Johnson, waxay ahayeen kuwo aad isugu eg sifooyinka ay ku heleen taageero xoogan marka ay xilka imanayeen iyo hoos u dhac xoogan oo ku timid taageradooda shacbiyadooda marka ay soo dhowaatey wakhtiga uu ka dhamanayey xilkoodii 1aad.